Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 6aad)


Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 6aad)
Barn. Wax-soosaarka Beeraha (Q. 6aad)

Qeyban Lixaad oo ah qeybtii ugu danbeysay waxaad ku maqli doontaan sida ay beeruhu u baaba'een, abaartuna u saamaysay dadkii beeralalayda ahaa.

Fatahaada ayaa haddii ay dhacdo waxay halis galisaa tacabka ay beeralaydu beertaan.

Qeybtan waxaad kaloo ku maqli doontaan tallooyin ku socda beeralayda xilligan.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG