Barnaamijka Ammuuraha Islaamka ee todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay taariikhda guddoomiyihii hore ee ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys, gaar ahaan doorkiisa siyaasadeed ee dalka Soomaaliya iyo mustaqbalkiisa.
Barnaamijkan waa qeybtii koowaad, waxaa inoo soo diyaariyay Maxamed Cabdi Sandheere.