Magaalada Boosaaso ee maamulka Puntland, oo isku diyaarinaysa qabashada doorashada kuraas ka mid noqon doona golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa waxaa galabta ka dhacay qarax ay laba qof ku dhinteen, 5 kalena ay ku dhaawacmeen.
Wariyaha VOA, Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka soo dirtay Boosaaso.