Boosaaso —
Saddex qof ayaa ku dhinatay tiro ku dhaw toban qof oo kalena waa ay ku dhacwmeen qarax gabal agaabdkii maanta ka dhacay goob mehrad ah oo ku taalla magalada Boosaaso.
Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa fadhiyey dad isugu jira askar iyo shacab.
Weriyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan nooga soo ditay magalada Boosaaso.