Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir ku saabsan amniga doorashada oo Kismaayo lagu qabtay


Jeneral Xijaar
Jeneral Xijaar

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jeneral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska Jubbaland, isagoo kala hadlay xaqiijinta nabadgalyada shacabka iyo masuliyiinta ka qeebgalaya doorashada labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka.

Doorashadan ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo, waxaana taliye Xijaar uu kormeeray dhamaan xarumaha Ciidamada booliska ay ku leeyihiin Magaalada Kismaayo.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aden Maxamed Salaad ayaa warbixintan inoo soo diray.

Shir ku saabsan amniga doorashada oo Kismaayo lagu qabtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG