Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad loo qabtay dilkii Caaisha Ilyaas


Galkayo Somalia

Mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay inay soo qabteen afar qof oo lagu tuhunsan yahay inay ka danbeeyeen kufsigii iyo dilkii habeen hore loo geystay gabadh 12 jir ah magaalada Gaalkacyo, kaasi oo si weyn u argagixiyay dadka Soomaalida.

Iskuulkii magaallada Gaalkacyo ayaa loo fasaxay dhibaatadii ku dhacday gabadhaasi awgeed, iyagoo sidoo kalena uu maanta dhacay kulan looga dooday dhibaatada kufsiga.

Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG