Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbeddelada Gobolka Soomaalida

Ilaa markii uu xilka qabtay, Madaxweynaha cusub ee gobolka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar waxa la uu yimid isbeddelo qaarkoodna horay deegaanka uga jiray iyo kuwo kale oo lagu sii xoojinayo taariikhda iyo dhaqanka dadka Soomaalida ee deegaankaas deggan.
Haddaba warbixin arrimahaas faahfaahinaysa waxaa inoo haysa Maxamed Cabdi Sandhere.

Dhageyso Isbeddelada Gobolka Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:22 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG