Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galka Baarista: Aaya-ka-tashiga gobolka Soomaalida ee Itoobiya

Soomaalida Itoobiya waxa mar kale hortimid fursad taariikhi ah oo ay mustaqbalka gobolka kaga qaadan karaan go'aammo dhaxal-gal ah. Balse haddana, sida ka muuqata baadhitaanka Galka Baadhista, siyaasiyiinta iyo aqoon-yahannadu gobolka, waxay ku kala aragti duwan yihiin qaddiyadaha muhiimka ah sida in gobolku xuquuqdiisa helo iyo qodobka aaya-ka-tashiga.

Waa mowduuca barnaamijka Galka Baarista waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.

Dhageyo Galka Baarista iyo Isbaddalka Maamulka Somalida Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:23:30 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG