Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beledweyne: Dad daadku qaaday oo la baadi goobayo


Fatahaad
Fatahaad

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay lacag hal milyan oo dollar ah ku gargaarayso dadka ay saameeyeen fatahaadaha, si ay gacan uga gaysato gurmadka dadka baahan.

Hadalkan ayaa dawladdu ka sheegtay magaalada Muqdisho laba maalmod kadib markii madaxweynaha Soomaaliya uu booqday magaalada Beledweyne oo xaaladdu aad u liidato ayada oo dadkii magaalada ay barakaceen.

Dhinaca kalena, magaalada Beledweyne waxaa wali la baadi goobayaa dad ku maqan gaari Cagafcaf oo kula rogmaday magaalada Baledweyne, meel ay biyaha daadka si xoowli ah ay uga jareen laamiga isku xira ,agaalada iyo halka ay dadka u barakaceen ee deegaanka Ceel Jaale.

Dadka ka badbaaday shilkaasi waxaa ka mid ah Maryan Maxamed oo sida wax u dhaceen uga warrantay weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane.

Beledweyne: Dad daadku qaaday oo la baadigoobayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG