Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Ka Qeyb Galeysa Koob Caalami ah


Dalka Tunisia waxa si rasmi ah uga furmey tartanka kubbad caga yaraha adduunka, oo markii labaad taariikhda la qabanayo. Wax aka qeyb galaya 24 dal oo ay Soomaaliya ku jirto. Tartankii hore waxa lagu qabtay dalka Mareykanka waxana ku guuleystay isla Mareykanka.

Haddaba, Jamaal Axmed Cismaan ayaa tartankaasi ka wareystay, Xaaji Aaden Cabdulle Mahdi oo ah Xoghaya guud ee Xiriika Kubbad Cag-yaraha Soomaaliyeed islamrkaasina xubin ka ah guddiga horumarinta kubbad Cag-yaraha adduunka.

Dhageyso Tartanka Caalamiga ee ay Somaliya ka qeyb galeyso
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

XS
SM
MD
LG