Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Xaaladda Nololeed ee Qandala?


Qandala
Qandala

Nolosha Magaalaa Qandala ee Gobolka Bari ayaa caadi ku soo noqoneysa, ka dib markii magaaladaa ay ku dagaalameen ciidamada Puntland iyo maleeshiyo sheegtay inay taabacsanyihiin ururka daacish ee gacanta ku haya qeybo ka mid ah Ciraaq iyo Syria.

Magaalada ayaa si lama filaan ah ugu gacan gashay Maleeshiyada Daacish sheegatay 26-kii bishii October, waxaana dib ay ciidmada Puntland u qabsadeen 7-dii bishii December.

Dhinaca kale, magaalada waxaa maanta gaaray Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Hadaba wariyeheenna Faadumo Yaasiin Jaamac oo Iyana magaalada Ku suggan ayaa Maxamed Cabdi Xassan uga warantay xaaladda ay magaalada oo markii ugu dambeysay ee ay ka soo waranto haawaneysay.

Waa sidee xaaladda Qandala
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:53 0:00

XS
SM
MD
LG