Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNICEF oo ka hadashay Xaaladda Caruurta Somalia


UNICEF logo
UNICEF logo

Hay'adda UNICEF ayaa maanta soo bandhigtay warbixin dheer oo ku saabsan xog laga uruuriyay xaaladda carruurta Soomaaliyeed ay ku sugan yihiin.

Munaasabad lagu soo bandhigayay arrintan oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin badan, ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Wariyeheenna Jacfar Kukay ayaa warbixintan ka wareystay Drs. Maryan Qaasin oo warbixintan wax ka diyaarisay horeyna wasiir uga soo noqotay dowladda, islamarkaana ra’iisul wasaaraha Soomaaliya kala Talisa dhinaca adeegga bulshada.

Xaaladda caruurta Soomaaliyeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00

XS
SM
MD
LG