Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Somalia Ma ku Dhaceysaa Waqtigeeda?


Shirka Madasha
Shirka Madasha

Madaxweyanha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxmauud ayaa 28-kii June ee sanadkan magacaabay guddiga doorashooyinka Soomaaliya.

Guddigan ayaa howshiisu tahay fulinta farsamada doorashada, waxaana dhawaan ay Madaxda Madasha Qaran u gudbin doonaan waqtiyada ay ku dhameystiri karaan howlaha doorashada ayna ku qabsoomi karaan.

Doorashooyinka labada Aqal ayaa la filayay inay qabsoomaan bishan August ee hadda bilaabatay, tan madaxweynahana bisha soo socota ee September, laakiin ma muuqdo diyaar garowgii suura gelin lahaa in doorashooyinka aysan ka dib dhincin August iyo September.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ka dib ayaa Gudoomiyaha Guddiga Doorashada dadban Abuukate Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) waxa uu u waramay wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wareysi: Guddoomiyaha guddiga doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00

XS
SM
MD
LG