Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo u Jawaabtay Safiirka Turkiga


Saad Ali Shire Somaliland Minister of FM
Saad Ali Shire Somaliland Minister of FM

Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadal uu maalintii shalay safiirka dalwada Turkiga ee Somalia kaga hadlay Passport ka Somaliland.

Wasiir Arimaha dibada Dr Sacad Cali Shire oo maanta warfidiyeenada kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa waraysi uu VOA siiyay ku sheegay in hadii wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia loo baahdo dawlad dhex dhexaadisa ay dawlada turkiga ku adkaan doonto inaydhexdhexaadiso labada dhinac, maadaama buu yidhi aanu mawqifkoodu dhexdhexaad ahayn.

Wasiir Sacad oo u waramay Wariyahayaga Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa sidoo kale ka hadlay heshiis ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Bangiga aduunka oo ay ku kacayso lacag gaadhaysa toban million oo dollar.

Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG