Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR Oo Ka Digtay in la Xiro Dhadhaab


Hay’adda UNHCR ayaa Kenya ugu baaqayaan in ay si deg deg ah uga laabtaan go’aankaa xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kaakuma lagu xirayo.

Hay’adda UNHCR ayaa mar kale ku celisay in ay Kenya ugu baaqayaan in ay si deg deg ah uga laabtaan go’aankan ka dhanka ah xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kaakuma oo ay sheegtay inay xireyso.

UNHCR, ayaa waxa ay ka digtay in cawaaqib-xumo badani uu keeni doono go’aankaasi.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa arrimahan ka waraystay, Nora Sturm oo ah afhayeenka UNHCR oo ku sugan magaalada Geneva ee dalka Switzerland, warbixintan ayuuna noo soo diray.

UNHCR oo ka digtay in la xiro Dhadhaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00



XS
SM
MD
LG