Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boutros Boutros-Ghali Oo Geeriyooday


Boutros Boutros-Ghali
Boutros Boutros-Ghali

Xoghayihii guud ee hore ee QM, Boutros Boutros-Ghali, ayaa geeriyooday, sida uu maanta ku dhowaaqay madaxweynaha golaha ammaanka ee QM.

Boutros-Ghali, ayaa waxa uu ahaa xoghayihii lixaad ee QM. Siyaasigan iyo Diblomaasigan Masriga ahaa, ayaa waxa uu xilka hayey 1992-kii illaa 1996-kii.

Boutros Boutros-Ghali, ayaa waxaa toddobaadkii tagay la dhigay Isbital ku yaalla magaalada Qaahira ee caasimadda Masar.. Waxa uu ahaa 93 jir.

XS
SM
MD
LG