Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya, Soomaaliya Iyo Ethiopia Oo Kulmay


Mandera, Kenya
Mandera, Kenya

Kulankan ayay 3-da dhinac uga hadlayaan sida ay isaga kaashan karaan dhinaca ammanaka ee xuduudda u dhaxeysa saddexda dal.

Kulan saddex geesood ah oo ay ka soo qaygaleen masuuliyiinta maamulada degmooyinka Beledxaawo, Mandera, iyo Suufka oo ka kala tirsan Soomaaliya, Kenya, iyo Ethiopia ayaa maalintii labaad ka socda degmada Mandera ee gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Kulankan ayay saddexda dhinac uga hadlayaan sida ay isaga kaashan karaan dhinaca ammanaka ee xuduudda u dhaxeysa saddexda dal.

Caasho Ibrahim ayaa khadka taleefanka ee Mandera kula xiriirtay iskuduwaha hay’adda DPG ee Mandheere oo kulanka soo qaban-qaabisay, Aaden Cabdiraxmaan Maxamed kana wareysatay kulanka.

Kulan ka dhacay Mandheera
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG