Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxamed Axmed Bakaal (Cirro)


Xidigaha Geeska
Xidigaha Geeska

Weriyaha VOA Barkhad Kaariye ayaa markii lasoo daayey la kulmay Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ka mid ahaa fannaaniintaas afarta ah ee xidhnaa lana soo daayey, kana wareystay xarrigooda.

Fannaaniinta kooxda Xiddigaha Geeska oo maalmihii u dambeeyay ku xidhnaa Hargeysa ayaa maanta la sii daayay ka dib markii maxkamadda gobolka Hargeysa ay amartay sii deyntooda.

Maxkamadda ayaa qaraar ay soo saartay ku sheegtay in aan qofna xorriyaddiisa looga qaadi karin si aan sharciga waafaqsanayn, isla markaana aanay ahayn in qofna la xidho isagoon faraha dembi kula jirin.

Fannaaniinta ayaa markii lasoo daayey sheegay inaysan gelin wax dambi ah.

Weriyahayaga Barkhad Kaariye ayaa markii lasoo daayey la kulmay Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ka mid ahaa fannaaniintaas afarta ah ee xidhnaa lana soo daayey, kana wareystay xarrigooda.

Wareysi: Cirro
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

XS
SM
MD
LG