Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir heer qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada dalka.
Shirkaan ayaa lagu wadaa inuu socdo mudo saddex maalmood ah, waxaana wadajiri u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada, Hay’adaha UNESCO iyo UNICEF.
Warbixinta shirka waxbarashad ee magaalada Muqdisho ka furmay halkan hoose ka dhageyso.