Somalida Ku nool Canada ayaa ka welwel qabta dilal dhawaanahan loo geystay sadex ka mid ah dhalinyara Somalida ee dalkaasi.
Idaaca VOA ayaa Xalay lagu siiyay Magaalada Toronto Shahaado Sharaf ku saabsaneyd adeegga ay laanta Afka Somaliga u heyso Bulshada