WASHINGTON — Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee aad Sabti walba dhageysataan, waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xassan Daandurey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in dowladiisa ay si dhakhso leh u siidayn doonto maxaabiista ku hartay ee Taliban si ay gacan uga geeysato hanaanka nabada ee uu horseedka ka yahay Mareykanka.
Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha. Waxaa idiin soo jeedinaya Caasho Ibrhaim Aden iyo Ibrahim Xasan Dandurey
Dhageyso Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee Toddobaadkan (Febraayo 24, 2018). Caasho Ibrahim Aden iyo Ibrahim Xasan Dandurey ayaa inala socodsiinaya.
Waa Barnaamijkii Hambalyada iyo Heesaha. Ibraahin Xasan Daandurey iyo Caasho Ibraahim Aadan ayaa inoo soo jeedinaaya. Waxaadna ku dhageysan doontaa, dhambaalada tahniyadaha aroosyada, dhalashada iyo heeso macaan oo aan ugu talagalnay barnaamijka.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan oo ay ku jiraan waraaqaha aad noo soo dirsateen iyo suugaan maaweelo ah oo ay ku jiraan kuwa bisha barakaysan ramadaan.
Hambalyada iyo Heesaha ee Toddobaadkan oo ay ku jiraan heesaha bisha barakaysan ee Ramadaan iyo kuwo kale.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaad ka dhageysan kartaan waraaqihii aad noo soo dirsateen toddobaadkan iyo heeso aanu idiin soo xulnay
Hambalyad iyo Heesaha ee Toddobaadkan (05/31/2014)
Hambalyada iyo Heesaha ee Toddobaadkan 05/24/2014
Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha ee toddobaadka waxaa ku jira heeso ka duwan kuwii aad toddobaadkii hore ku maqasheen barnaamijka
Hambalyada iyo Heesaha
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa ku jira heeso xul ah iyo waraaqaha aad soo dirsateen.
Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan oo ay ku jiraan heeso xul ah iyo waraaqaha aad soo dirsateen.
Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi ayaa ka hadlay kufsi la sheegay inay geysteen ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Bay, wuxuuna sheegay in wasaaradiisu aysan raali ka noqonayn in haween la kufsado
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxaa todobaadkan ku marti ah Dr. Cabdirisaaq Axmed Dalmar oo ah dhakhtarka indhaha ee Isbitaalka Al-Nuur ee magaalada Muqdisho.
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxa uu todobadkan ku saabsan yahay Caafimaadka Caruurta, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Mahdi Cali Maxamed oo ah dhakhtarka caruurta ee Isbitaalka Caruurta ee magaalada Hargeysa.
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee Todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay waxtarka qalabka neefta, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Adan Ugaas oo ku takhasusay cudurada guud kana howl gala Xarunta Caafimaadka Madina ee Nairobi, Kenya.
Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee todobaadka waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca indhaca, waxaana marti ku ah Dr. Maxamuud Axmed Maxamed oo ku takhasusay daweynta iyo qaliinka
Kuuriyada Woqooyi ayaa ku andacootay inay tijaabadii sedexaad ee hubkeeda nukleerka ku guulesatay, waxaana tijaabadan si weyn u cambaareeyey Qaramada Midoobay iyo Mareykanka
Kuwo kale