Siilaanyo oo Difaacay Heshiiska Haamaha

Madaxweyne Axmed Siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa digreeto uu maanta soo saaray golaha wakiilada Somaliland dib ugu celiyay go'aan ay dhawaan gaareen.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa digreeto uu maanta soo saaray golaha wakiilada Somaliland dib ugu celiyay go'aan ay dhawaan ku laaleen in haamaha keydka shidaalka ee magaalada Berbera lagu wareejiyo shirkado gaar loo leeyahay.

Madaxweyne Siilaanyo, ayaa go’aanka golaha wakiilada Somaliland ku tilmaamay ina uu dastuurka ka hor imanayo.

Waasiirka xidhiidhka golayaasha ee Somaliland Cali Xaamud Jibriil ayaa go'aankan uga waramay wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Cali Xaamud