Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Maine oo Dhib ku Qaba Sun


Sunta Lead waa mid laga helo rinjiga guryaha qadiimiga ah.
Sunta Lead waa mid laga helo rinjiga guryaha qadiimiga ah.

Sunta loo yaqaano LEAD oo laga helo ranjiga guryaha la mariyo ayaa dhibaato ku haysa caruurta qoysas badan oo Soomaaliyeed oo ku nool guryaha qadiimka ah ee gobolka Maine ee dalkan Maraykanka.

Sunta loo yaqaano LEAD oo laga helo ranjiga guryaha la mariyo ayaa dhibaato ku haysa caruurta qoysas badan oo Soomaaliyeed oo ku nool guryaha qadiimka ah ee gobolka Maine ee dalkan Maraykanka.

Carruur badan oo Soomaali ah, ayaa markii ay tageen iskuulada la ogaaday in maskaxiyan aysan deganeyn oo aanay sameyn karin xisaabta, ama aysan wax baran karin.

Baaritaanno lagu sammeeyey caruurta ayaa markaas kadib lagu ogaaday in dhibka maskaxda ka haysta caruurta Soomaaliyeed ay ugu wacan tahay sunta loo yaqaano LEAD oo laga helo ranjiga guryaha qadiimiga ah.

Ibraahim Xasan Daandurey ayaa arrintaasi ka waraystay Siciid Ciise Maxamuud (BAASTO) oo ka mid ah ganacsatada jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Maine.

Wareysi: Maine
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:44 0:00

XS
SM
MD
LG