Waa Barnaamijyo Taxane ah oo ku saabsan Kacdoonka ka jira dalalka Carabta qaarkood oo ka kooban 5 qeybood.
Qaar ka mid ah dalalka Islaamka waxaa ka jira kacdoon ay sameynayaan dadweynaha oo ay ku dalbanayaan in isbedel lagu sameeyo nidaamyada wakhtiga dheer jiray.
Haddaba VOA-da ayaa idiin diyaarisay barnaamijyo ku saabsan Kacdoonka Dunida Carabta.
Barnaamijyadan oo ka kooban 5 qeybood waxaa inoo soo diyaariyay Cabdulqaadir Maxamed Nuunow iyo Jacfar Kuukaay. Waxaana gacan ka geystay Cabdiraxmaan Yabarow oo VOA ka tirsan.