Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kacdoonka Carabta: Qeybtii Afaraad


Kacdoonka Carabta: Qeybtii Afaraad
Kacdoonka Carabta: Qeybtii Afaraad

Qeybtan Afaraad ee barnaamijka Taxanaha Kacdoonka Carabta waxay ku saabsan tahay, aragtida reer Galbeedka iyo Dalabka Dimoqraadiyadda dalalka Kacdoonka ka jira.

Ku soo dhowaada dhageystayaal qeybtii Afaraad ee barnaamijyada aanu idiinkaga diyaarinay Kacdoonka ka jira dalalka Carabta.

Qeybtan waxay si gaar ah uga hadlaysaa aragtida dalalka reer Galbeedka iyo dalabka dimoqraadiyad doonka ee dalalka islaamka, gaar ahaan dalalka ay dadweynohoodu kaceen.

XS
SM
MD
LG