Haatanna ku soo dhowaada qeybtii labaad ee barnaamijyadii taxanaha ahaa ee aynu idiin kaga diyaarinay Kacdoonka ka jira dalalka Carabta.
Qeybtan labaad a waxay ku saabsan tahay doorka Nolosha Fakhriga iyo shaqo la'aantu ay ku yeesheen Kacdoonka ka jira dalalka Carabta.