Bar. Faaqidaadda: Muranada Siyaasadeed

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay murannada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya, oo dowlado badan oo Soomaaliya soo maray la degay. Murannadaas ayaa saameeya madaxda sare ee dowladda, kuwa hoose iyo xitaa maamul goboleedyada.. Waxaa barnaamijka daadihinaya Maxamed Colaad Xasan.

Hoos ka dhageyso barnaamijka

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka