Allah keliya ayaa caawin kara Soomaaliya: Boqollaal carruur ah ayaa u dhimanaya macluul iyo nafaqa-darro

Xaaladda abaaraha Soomaaliya ayaa kasii kareysa, iyada oo hay'adaha Qaarmada Midoobay iyo kuwa kale ee gargaarka ay ka digeen inay abaartu isu bedeli karto macluul daran oo disha kumannaan caruur ah.

Warbixin ay wakaaladda wararka ee Associated Press qortay xaalada kasii dareysa waa inoo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Allah keliya ayaa caawin kara Soomaaliya