New York —
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya macluul ku dhufata Soomaaliya iyo caruur badan oo ku dhimata gobolka Geeska Africa, haddii ayay yirahdeen codsiyadooda ku aadan gagaarka iyo lacagaha naf badbaadinta ah ee loo baahanyahay aan si deg deg ah loo fulin.
Lisa Schlein ayaa warbixintan kasoo dirtay Geneva. Waxaa inoo soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.