Falanqayn ku saabsan masuuliyadaha horyaalla musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya

  • Ismail Mohamed
    Maryan Qalanjo
    Xasn-kaafi Qoyste

Doorashada Soomaaliya

MUQDISHO - Magaalada Muqdishu waxaa ka socota diiwaangelinta musharrixiinta madaxtinnimada Soomaaliya oo soconaysa ilaa tobanka bisha, ka hor codbixinta dhacaysa toddobaad kadib. Ma cadda tirada musharrixiinta isdiiwaangelin doonta. Dhinaca kale aqoonyahannada Soomaaliya ayaa ka hadlaya qodobada hoyaalla madaxeynaha la dooran doono. Warbixintan waxaa Muqdishu kasoo diray weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta diiwaangelinta musharaxiinta

Dhinaca kalena magaalada Nayroobi oo ay ku nool yihiin Soomaali badan ayaa ka mid ah meelaha dadka jooga ay iyaguna fikaraddooda ka dhiibteen doorashada Soomaaliya. Warbixintan waxaa inoo soo dirtay Maryan Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida Shacabka ee magaalada Nairobi