Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha oo si rasmi ah u  bilaabatay


Sheekh Shariif oo qaadanaya shahaada musharaxnimada
Sheekh Shariif oo qaadanaya shahaada musharaxnimada

Waxaa goor dhaweyd xarunta Aqalka Sare ka bilaabatay diiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaan noqday musharaxii ugu horreeyay ee is diiwaangeliya madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta iyo berri diiwaangelin doona musharraxiinta madaxweynaha, iyada oo doorashada madaxweynaha la qaban doono 15-ka bishan.

Habraaca uu shalay shaaciyay guddiga isku dhafka ah ee doorashada madaxweynaha ayaa u qornaa sidan;

XS
SM
MD
LG