Warbixin: Doorka Odayaasha Dhaqanka ee Siyaasadda Somalia

map of somalia

Dhawaan Soomaalia waxaa la filayaa inay ka qabsoonto doorasho, waxaana socda shirar siyaasadeed oo la doonayo in lagu hirgeliyo waxyaabaha ilaa iyo hadda dhinacyada ay heshiis ku yihiin.

Waxaa dhinaca kale ay howl weyn ay hor taallaa odayaasha dhaqanka beelaha oo looga fadhiyo inay soo xulaan xubnaha baarlamanka.

Hadaba ku soo dhawaada warbixnno laba ah oo aan kaga hadleyno doorka odayaasha dhaqanka ee siyaasadda maanta ee Soomaaliya.

Wariyeheenna Jacfar Kuukay ayaa warbixintan Muqdisho nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Kaalinta Odayaasha dhaqanka

Your browser doesn’t support HTML5

Kaalinta Odayaasha Dhaqanka 2