BF Oo Ka Doodaya Heshiiskii Doorashada

Xildhibaanada Soomaaliya

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale dood adag ka yeeshay hanaanka doorashada Soomaaliya ee sanadkaan oo sabtidii la soo dhaafay ay xukumadu u gudbisay baarlamanka si uu u meel mariyo.

Maalintii labaad ayey xildhibaanadu maanta ka doodeen heshiiskii Madaxda Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee laga gaaray arrimaha doorashada, kaasoo ay horey u soo dhaweeyeen beesha caalamka.

Wariyeenna Jacfar Kuukay ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

BF oo ka Doodaya Heshiiskii Doorashada