Magaalada Hargeysa Oo Laga Hirgeliyey ATM

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga hirgaliyey hanaanka casriga ah ee adeegsiga lacagaha kala duwan ee loo yaqaan ATM kaasi oo si rasmi ah loogu daah furay magaalada.

Adeegan oo uu hirgaliyey bangiga Premier oo ah bangi islaami ah ayaa lagu wadaa inay adeegsadaan dadka qurbejooga ah ee dalka kusoo laabanaya iyo bulshada kale ee wadanka ku dhaqanba.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa adeegan iyo sida uu u shaqaynayo ka waraystay Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilahi Suufi Jibriil oo ah u qaybsanaha bangigan ee Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

ATM Laga hirgeliyey Hargeysa