Muqdisho: Ciidamada Oo Soo Qabtay 100 Qof

Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho waxa ay ku soo qabteen illaa 100 qof.

Dadkaasi ayaa markii dambe waxaa laga soo reebay dhowr iyo toban qof oo ciidamadu ay ku eedeeyey inay xiriir la lee yihiin maleeshiyada kooxda Al-Shabaab.

Wariyeheenna Ibrahim Xasan Dandurey ayaa howlgalkaasi ka wareystay Gudoomiyaha Degmada Deyniile Axmed Nuur Cabdi Siyaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Dad lagu xiray Dayniile