Angola: 8 Somali Ah oo u Dhintay Cagaarshow

Mapa de Angola

Dalka Angola waxaa ka dillacay Xanuunka Cagaarshowga, kaas oo dilay in ka badan 170 qof, halka ay u jiifaan dad aad u badani.

Anas Daahir Cali oo ka mida Soomaalida ah ku nool dalka Angola ayaa VOA u sheegay in dadka dhintay ay ku jiraan 8 qof oo Soomaali ah.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay.

Your browser doesn’t support HTML5

Cagaarshow ka dillaacay Angola