VOA-da oo Kulan ku Qabatay Hargeysa

Dadweyne badan ayaa ka qeyb galay kulanka.

Laanta Af-Soomaaliga ee Idaacadda VOA ayaa xalay magaalada Hargeysa ku qabatay kulan aqooneed ku saabsan ahmiyadda tayada waxbarashada Somaliland.

Kullankan, ayaa waxaa ka qeyb galay dadweyne, aqoonyahanno, qaar ka mid ah madaxda Somaliland iyo madaxa laanta af-Soomaaliga VOA-da Cabdiraxmaan Yabarow.

Weriyahayaga Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa dooddaasi daadihinayey, wuxuuna nooga soo diray sawirradan iyo warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka VOA ee Hargeysa

Dadweyne badan ayaa ka qeyb galay kulanka.

Madaxa VOA Somali Cabdiraxmaan Yabarow oo Kullanka ka qeyb galay

Kullanka VOA ee Hargeysa