Barnaamijka Dhalinyarada Maanta iyo Dagaallada waxaan ku soo qaadanaynaa waraysi aanu la yeelanay Maxamed Muumin Axmed oo ku magac-dheer "Ababe" oo ah Abwaan dhalinyaro ah. Maxamed Muumin waxa uu ku nool yahay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Maxamed Muumin waxa uu caan ku yahay Hal-abuurka gaar ahaan dhinaca dhalinyarada iyo waaya-aragnimadooda. Barnaamijkan oo qayb ka ah hal-abuurradiisa.
Barnaamijkan ka dhagayso midigta sare