Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Burcad Badeed Doonyo Afduubtay


Yemen: Burcad Badeed Doonyo Afduubtay
Yemen: Burcad Badeed Doonyo Afduubtay

Burcad badeedda Somalida ayaa dhawaanahan weeraro afduub ah ku hayay doonyaha kaluumeysiga ee dalka Yemen, Waxaana bishan Janaayo een ku jirno gudaheeda ay afduubteen ilaa iyo sadex doonyood oo ay saaraayeen ilaa iyo 38 shaqaale ah oo Yemenu badan.

warbixin ku saabsan halkan hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG