Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuska 8-da Maarso ee Maalinta Haweenka


Xuska 8-da Maarso ee Maalinta Haweenka
Xuska 8-da Maarso ee Maalinta Haweenka

Iyada oo maanta loo dabbaal-degayo munaasabadda Maalinta Dumarka ee 8da Maarso ayaan qeybtan ku eegaynaa horumarka dumarka Soomaalida

Waxa maanta loo dabbaal-degayaa maalinta Haweenka Adduunka iyo waliba 100 guurada markii maanta oo kale loo asteeyey.

Idaacadda VOA ayaa eegaysa horumarka dumarka Soomaalidu ay ka gaareen qeybaha kala duwan oo mihnadaha bulshada Soomaalida dhexdeeda.

XS
SM
MD
LG