Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xulka Gabdhaha Somalia oo ka Badiyey Kuwait


Hiljade demonstranata na trgu Taksim u Istanbulu.
Hiljade demonstranata na trgu Taksim u Istanbulu.

Gabdhaha xulka qaranka ee kubada koleyga Soomaliya ayaa maanta ka badiyay Gabdhaha xulka qaranka ee dalka Kuwait ciyaar ka dhacday dalka Qatar.

Gabdhaha Soomaaliya ayaa ku badiyay 66 dhibcood halka xulka gabdhaha Kuwait ay keeneen 47 dhibcood

Ciyaartan ayaa qeyb ka ah ciyaaraha wadddamada Carabta ee ka socda dalka Qatar.

Waa guushii labaad ee xulka gabdhaha Soomaaliya ay gaaraan, kaddib markii ay Isniintii ka badiyeen gabdhaha xulka Qaranka ee dalka Qatar.

XS
SM
MD
LG