Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriirka Somaliland iyo Ethiopia


Xiriirka Somaliland iyo Ethiopia
Xiriirka Somaliland iyo Ethiopia

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa sheegay in aan xurgufi ka jirin xiriirka Somaliland iyo Ethiopia

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa ka hadlay heshiis dhawaan xukuumadda cusub ee Somaliland ay ugu ogolaatay shirkadda Soma-cable taasoo waayarada isgaarsiinta ee badda hoosteeda mara keenaysa Somaliland. Wasiirku, wuxuu sheegay inaysan jirin waddamo kale oo ku lug leh heshiiskaasi.

Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland, wuxuu sidoo kale ka hadlay warar sheegaya xurguf soo kala dhexgashay Somaliland iyo Ethiopia, taasoo ku sheegay inuu yahay war aan sal iyo raad toona lahayn oo ay faafinayaan kooxo aan la ogeyn waxa ay doonayaan.

Warka oo dhameys tiran hoosta ka dhegayso.

XS
SM
MD
LG