Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano Gedo u Jooga Olole ka Dhan ah Al-Shabab


Xildhibaano Gedo u Jooga Olole ka Dhan ah Al-Shabab
Xildhibaano Gedo u Jooga Olole ka Dhan ah Al-Shabab

Xildhibaan Maxamed Ibraahim (Xaabsade) iyo Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) ayaa ka hadlay Al-Shabab iyo khilaafka Barlamaanka

Xildhibaan Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ) oo ah mudaneka tirsan baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan ururka Al-Shabab, isla markaana ay awood walba oo ka taageeraysa la-dagaalanka ururkaas ay adeegsanayaan. Xildhibaan Xaabsade ayaa sidoo kale ka hadlay khilaafka baarlamaanka oo sheegay in is-qabqabsiga laga fogaado.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale oo isna ku sugan degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa isaguna ka hadlay arrinta Alshabab iyo sidii loola dagaalami lahaan.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG