Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanno La Amray inay Muqdisho ku Noqdaan


Xildhibaanno La Amray inay Muqdisho ku Noqdaan
Xildhibaanno La Amray inay Muqdisho ku Noqdaan

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ku amray xildhibaanada dibadda ku maqan in ay muddo 30 cisho ku soo galaan Muqdisho.

Guddoomiyaha barlamaanka dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa fariin adag u diray mudanayaal katirsan barlamaanka oo in muddo ah aan lagu arag fadhiyada golayaasha barlamaanka.

Shariif Xassan oo la hadlayay maalintii shalay qaar kamida xildhibaanada barlamaanka ayaa sheegay in ay jiraan xildhibaano iska hilmaamay ka qeybgalka shirarka barlamaanka kuwaasoo uu sheegay in ay maqanyihiin muddo ka badan bilooyin ama sanado.

XS
SM
MD
LG