Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Geelle: Ururka Daljir Dadka ayuu u Furanyahay

Xildhibaan Daahir. M. Geelle ayaa ka jawaabay hadalkii Augustine Mahiga, isla markaana sheegay in ururkoodu uu cid walba u furanyahay.

Xildhibaaku waxa uu marka hore ka hadlayaa sida uu u arko haddalkii Augustine Mahiga oo ka sheegay ururkooda oo ku sheegay urur xagjir ah oo fagaaraha siyaasadda kusoo biiray.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG