Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Garweyne oo Lagu Dilay Muqdisho


Max'ed Cabdi Ibraahim "Garweyne" oo ka tirsanaa baarlamaanka KMG horeyna u soo noqday wasiir ayaa maanta lagu dilay qarax baabuur oo ka dhacay degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxan lala eegtay baabuur uu saarnaa xildhibaan Garweyne.

Qaraxaasi ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay ugu yaraan 5 qof oo kale.

XS
SM
MD
LG