Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda doorasho ee Puntland oo xal loo raadinayo


Cuqaasha dhaqanka iyo waxgaradka gobollada Puntland ayaa wado waan waan ay ku doonayaan inay isku soo hor fariisiyaan, oo laga baaqsado dagaal dhex mari kara xukuumadda Puntland iyo mucaaradka.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo xiisad dagaal laga dareemayo magaalada caasimadda ah ee Garoowe, oo shacabka qaarkood ay ka barakeecn.

Xiisadda ayaa salka ku haysa doorashooyinka Puntland, oo xukuumadda madaxweyne Deni ay sheegtay inay qabaneyso mid qof iyo cod ah, halka mucaaradka ay doonayaan in lagu wado habkii hore.

Wariyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray Garoowe.

Xiisadda doorasho ee Puntland oo xal loo raadinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG