Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Dhoobley Shabaab ka Dib


Xaaladda Dhoobley Shabaab ka Dib
Xaaladda Dhoobley Shabaab ka Dib

Dhoobley waxaa ku yimid isbedel ka dib markii markii ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Raaskambooni ay la wareegeen.

Ka dib markii ay ciidamada Raas Kambooni iyo kuwa dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay kooxda al-Shabaab horey u haysatay ayaa dadka degmadaasi ay dareemayaan isbedel dhanka furfurnaanta iyo ka sheekeysiga arrimaha siyaasadda Soomaaliya.

Hase yeeshee dadku waxay ka cabanayaan xaalado bani’aadamnimo oo muddo soo haysatay, cid uga gargaartayna aanu jirin.

XS
SM
MD
LG