Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Abaaro ka Jira Somaliland


M/weyne kuxigeenka Somaliland, C/raxmaan Seylici ayaa ka deyriyay xaaladda Abaaro ka jira Somaliland, isagoo booqday deeggaano.

Seylici wuxuu sheegay ilaa dhowr gobol oo ku yaalla Somaliland inay ka jiraan abaaro saameyn weyn ku reebay dadka iyo duunyadaba.

C/raxmaan Seylici wuxuu ku celiyay baaq ay Somaliland u dirayso caalamka oo ku aadan in si deg-deg ah wax loola soo gaadho dadka ay abaaruhu saameeyeen.

XS
SM
MD
LG