Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil


Wicitaanka: Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil
Wicitaanka: Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil

Barnaamijka toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Somalia, Xil. Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil

Barnaamijka toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Somalia, Xildhibaan Cabdulqaadir Sh. Ismaaciil.

Guddoomiye ku-xigeenku waxa uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira dastuurka qabyada ah, caqabadaha hortaagan in la dhameeyo iyo inta ay guddigooda ku qaadan karto in la dhameeyo. Waxa su'aalo weydiinaya dadweyne Soomaaliyeed oo meelo kala duwan oo dunida ah kasoo wacay.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageysto

XS
SM
MD
LG